CategoriesNews

Badhan: Salaasa-14-October-2025:Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dowladda Puntland oo ku guda jira safarkii uu ku joogay magaalada Badhan ayaa booqday xarumo ay kamid yihiin dhakhtarka weyn ee magaalada Badhan iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda Puntland

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dowladda Puntland oo ku guda jira safarkii uu ku joogay magaalada Badhan ayaa booqday xarumo ay kamid yihiin dhakhtarka weyn ee magaalada Badhan iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda Puntland ee Badhan. Agaasimaha ayaa kormeer ku sameeyey sida ay u shaqeeyaan adeegyada biyaha iyo korontada ee labada xaruumood, […]

CategoriesNews

Badhan: Axad 12-October-2025:Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dawlada Puntland, H.E Liban Muse Boqor

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dawlada Puntland, H.E Liban Muse Boqor oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Caafimaadka H. E Siciid Jaaac (Qorsheel) , Wasir kuxigenka Wasaaradda Ganacsiga, H. E Cabdikarin Maxamed Xasan(Gufure), Xildhibaan Cabdiqaadir Saalax Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Eng Ismail M. Hassan , Mareeyaha […]

CategoriesNews

Gaalkacayo: Salaasa 16-September-2025: Agaasimaha guud ee wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha dowladda Puntland Eng Ismail M. Hassan oo kormeer shaqo ku tagay Magaaladda Gaalkacayo ayaa ka qayb-galay munaasibada wareejinta xarunta dab-dhalinta shirkada NEPCO ee magaalada Gaalkacayo ee mashruuca sookabashada Tamarta, oo uu maalgaliyo Bangiga Aduunka (World Bank) mashruuca oo looyaqaan SESRP, ama ILEYS.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha dowladda Puntland Eng Ismail M. Hassan oo kormeer shaqo ku tagay Magaaladda Gaalkacayo ayaa ka qayb-galay munaasibada wareejinta xarunta dab-dhalinta shirkada NEPCO ee magaalada Gaalkacayo ee mashruuca sookabashada Tamarta, oo uu maalgaliyo Bangiga Aduunka (World Bank) mashruuca oo looyaqaan SESRP, ama ILEYS. Munaasibada waxaa qayb ka ahaa, […]

CategoriesNews

Garoowe: 14-September -2025: Wasiirka wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha dowladda Puntland Mudane LIiibaan Muuse Boqor oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha ayaa ka qayb-galay xaflada saxiixa iyo Wareejinta xarumaha laga hirgelin doono mashruuca sookabashada Tamarta, oo uu maalgaliyo Bangiga Aduunka (World Bank)

Wasiirka wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha dowladda Puntland Mudane LIiibaan Muuse Boqor oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha ayaa ka qayb-galay xaflada saxiixa iyo Wareejinta xarumaha laga hirgelin doono mashruuca sookabashada Tamarta, oo uu maalgaliyo Bangiga Aduunka (World Bank) mashruuc oo looyaqaan SESRP, ama ILEYS waxaana ka faa’ideysanaya magaalooyinka Garoowe […]